Doorashada kuraas Mid ka mid ah uu baneeyey taliyaha Nabad sugida oo la qabanayo

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yarey) ayaa sheegtay in dhowaan la qabanayo doorashada kuraas ka banaan Golaha shacabka. Xaliimo Yarey ayaa sheegtay in doorashada saddexda kursi ay ka kala dhacayaan Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Baydhaba oo ka tirsan maamulada Galmudug iyo Koonfur galbeed. Labo ka mid ah doorashada Xildhibaanada  waxay ka dhaceysaa … Continue reading Doorashada kuraas Mid ka mid ah uu baneeyey taliyaha Nabad sugida oo la qabanayo